User:Farhaan abdullaahi/sandbox

From Wikipedia, the free encyclopedia

Ayaanle waa laf ka mid ah beesha Sacad, Habar Gidir. Ayaanle waa laf beeleed aad u tira badan laguna sheegaa iney iyaga u badan yihiin beesha ugu balaaran ee sacad dagta Koonfurta, Waqooyiga, Galbeedka iyo bartamaha Soomaaliya iyo Dowlad Deegaanka Soomalida ee Ethiopia. Ayaanle waa laf beeleed mug iyo taariikh ku leh Somalia iyo guud ahaan taariikhda Somaalida. Beesha waxa ey kamid tahay ama koow ka tahay beelaha Soomaaliyeed ee deegaanada Soomaalidu degto kuwa aadka looga sharfo ha noqoto mid gobanimo u dirir iyo midkalaba, waxaana ka dhashay halyeeyo caan ka ah guud ahaan gayiga ay Soomalidu degto. Taariiqda beesha ay leedahay maaha mid halkaan lagu soo koobikaro balse sharaxaad kooban waanu ka bixin.

Goobaha ey dagto beeshu Beeshu qaaradaha kala duwan ee aduunka meel kastood ka tagto waad ka heli kartaa sida Somaaliya, Kenya, Ethiopia iyo wadama kaloo fara badan balse taariikhiyan deegaan ahaan waxay beesha dagaan Soomaalia weliba 6 Gobol ee 18 gobol ee Somalia ayeey saameen mugleh ku leeyihiin qaasatan

Gobolada kala ah:

mudug- oo Xarun u ah beesha, Hiiraan, Banaadir, Shabeelaha Hoose,

Magaalooyinka ugu caansan ee beesha degaan gudaha Somalia waxaa kamida:

Galkacyo oo ah Xarunta beesha, hobyo, wisil, ceeldibir, gawaan, qaydaro, qarqoora, qararow, Muqdisho, dowgaab, ceelfarax geedi, rassan, bijeela iyo saqiiro, .

Beesha dhulkooda ugu weynka ee sida qaaska ah u degaan waa dhul aad u baaxad weyn oo ka bilowda magaalada caasimada ah ee Galkacyo Bulacle ilaa iyo afka ceelhuure

Dhalashada beesha iyo sidey u kala baxaan Beesha Ayaanle sacad waa beel ka tirsan beel weynta sacad. ayaane waxa u kala baxa 6 jufo

1. reer cali ayaanle 2. reer siyaad 3. reer liibaan 4.Reer gaafow 5. Reer cumar 6. Reer shirwac jimcaale

Taariikhda Beesha Beesha Ayaanle sacad waxey leeyihiin taariikh aad u balaaran oo fog . Beeshaan waa beel lagu tilmaamo iney horyaal iyo hormuud u yihiin walaalahood sacad siciid iyo guud ahaan Beesha Habargidir. Ayaanle waxaa lagu tilmaamaa dad geesiyaal ah waayo waa dad aan laga lib keenin meel ee dagaal ku galaan waxaana ka soo jeeda Jeneraalo iyo Saraakiil Caan Ah. Ayaanle sacad waxey taariikh hore iyo mid haatanba ku soo lahaayeen saameyn aad u weyn waxeyna ku tilmaaman yihiin hormuudka iyo Gaashaanka beesha Habargidir.

Taariikhda beesha isticmaarkii ka hor Cawaal kalab cawaal kalab waxaa uu ahaaan nin aad ugu dagaalamo gobanimada somalia cawaal waxa dagaal kula Ethobia qabri dahar isagaoona baabiyay ciidankii xabashida ahaa oo uu watay boqor milik sido waxa uu la dagaalay ogaaden oo ahaa shishiyeeye kal kaal.markii uu ka adkaadey ogaaden iyo xabashidii abwaan ogaden ah ayaa gabay ku habaaray wuxu dhahay 'kalabow maxa koonfur kakenay'

dhooley maalin doone waxa uu nin aad ugu dagalamay beesha sacad waana ninkiii diyo ahaan u siyay majeerteen ceesan.

beesha ayaanle sacad waxa ka dhashtay Hassan Elmi Barkhadle oo ahaa aasaasihii lacagtii shiling somaliga aha {father of shiling somali.

wasiiirkii arimaha gudaha dowladii siyaad bare sidoo kale waxa uu aha ninkii magca galmudug bixiyay {ninkii bixiyay macaga Galmudug} Mudane mohamed abdule bacadle

waxa kaloo besha ka dhashtay madaxwayne caalin oo noqdey madaxwayne galmudug

waxa kaloo ka dhashtay mudane abdikarim husen guuled oo noqdey wasiiir arimo gude iyo wasiir amni iyo madaxwayne galmudug iyo hogaamiye xisbiga sahan.

waxaa kaloo ka dhashtay gudoomihii wartanabda ee deeqo

waxaa kaloo ka dhashtay gudoomiye ku xigeenkii airpotka muqdisho mudane salaad nuur

waxaa kaloo ka dhashtay maareeye ku xigeenkii dakkada muqdisho mudane ahmed shariif waxaa kaloo ka dhashtay gudoomiye ku xigeenkii amniga iyo siyasada gobolka banaadir mudane tuulax.

waxaa kaloo ka dhashtay xilidhibaan ubax tahliiil

Generalada Besha ayaanle

1. General mohamed warsame dholey

2. General Khaliif ereg

3.General Inkir

4. General Jaangaon

Hadda beesha dadka ugu caansan ya ka mid ah

Abdikriim husen guuled

ubax tahliiil

Axmed baasto

gen Khaliif ereg

General Jaangaon