User:Eng Khayre/sandbox

From Wikipedia, the free encyclopedia
Eng Abubakar Ismail Ali wuxuu waxbarashadiisa ka bilaabay magaalda Garoowe ee caasimada dowlada puntland.
wuxuu dugsigiisi Hoose dhexe kaga baxay iskuulka Nugal Primary and secondry school 
Halka dugsigiisi sare Uu kaga baxay iskuulka Gambool secondary school.
waxuu horay sii watay waxbarashadiisa heer jaamcadeed isagoo Degree giisi  kowaad ku qaatay bachelor of information Technology  Gollis university sidookale waxuu qaatay bachelor of nutrition and food science isla jaamaca Gollis university.
kadib wuxuu waxbarsho dibada u aadey wadanka uganda wuxuuna ka diraayey waxbarashada heerka labaad(Master degree) wuxuu qaatay master of science in cyber security Jaamacada Victoria university kampala